{"id":1757,"date":"2026-08-04T13:48:55","date_gmt":"2026-08-04T13:48:55","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1757"},"modified":"2026-08-04T13:50:37","modified_gmt":"2026-08-04T13:50:37","slug":"xisbiga-tawfiiq-oo-culus-ka-soo-saaray-natiijada-doorashada-sheegayna-in-haddii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1757","title":{"rendered":"Xisbiga Tawfiiq oo war culus ka soo saaray Natiijada doorashada sheegayna in haddii&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ururka dib u heshiisiinta iyo horumarinta Tawfiiq ayaa warsaxaafadeed uu baahiyay ku sheegay inuu qaadacay Natiijada doorashadii dhowaan ka qabsoontay dowlad goboleedkani Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xisbiga Tawfiiq ayaa war-murtiyadeedka lagu sheegay inuu aaminsan yahay in codadka ay dhiibteen shacabka lagu sameeyay musuq, islamarkaana arrintaasi aynaan ahayn wax u cuntami kara reer Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa sidoo kale Tawfiiq uu sheegay inuu ka walaacsan yahay saameynta xun oo ay reebi doonto doorashadani.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA;<\/strong><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"526\" height=\"681\" src=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Warsaxaafadeed-Xisbiga-Tawfiiq.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1758\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Warsaxaafadeed-Xisbiga-Tawfiiq.jpg 526w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Warsaxaafadeed-Xisbiga-Tawfiiq-232x300.jpg 232w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Warsaxaafadeed-Xisbiga-Tawfiiq-340x440.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Warsaxaafadeed-Xisbiga-Tawfiiq-450x583.jpg 450w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii ka soo kordha halkaan kala soco<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka dib u heshiisiinta iyo horumarinta Tawfiiq ayaa warsaxaafadeed uu baahiyay ku sheegay inuu qaadacay Natiijada doorashadii dhowaan ka qabsoontay dowlad goboleedkani Galmudug. Xisbiga Tawfiiq ayaa war-murtiyadeedka lagu sheegay inuu aaminsan yahay in codadka ay dhiibteen shacabka lagu sameeyay musuq, islamarkaana arrintaasi aynaan ahayn wax u cuntami kara reer Galmudug. Waxaa sidoo kale Tawfiiq uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1759,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1761,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1757\/revisions\/1761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}