{"id":1769,"date":"2026-08-05T12:30:11","date_gmt":"2026-08-05T12:30:11","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1769"},"modified":"2026-08-05T12:30:12","modified_gmt":"2026-08-05T12:30:12","slug":"galmudug-oo-diiday-inay-qeyb-ka-noqoto-dagaalkii-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1769","title":{"rendered":"Galmudug oo diiday inay qeyb ka noqoto dagaalkii Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Saraakiisha ciidamada Galmudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa ka biyo diiday inay ka qeyb galaan duullaankii xerada PSF ee waqooyiga magaaladaasi ka dhacay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hadalkan waxaa shaaca ka qaaday madaxweynaha Puntland Saciid Deni, isagoo sheegay inay Galmudug iska diidday inay qeyb ka noqoto dhibaatada Puntland si sidaas lamid ahna Puntland iyana aysan oggalaan doonin dhibaateynta Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu sheegay Puntland iyo Galmudug ay si walaalnimo ah oo daris wanaagsan ah ku deggan yihiin Gaalkacyo, islamarkaana uu ka dhaxeeyo iskaashi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeradii ciidanka PSF waxaa la wareegay kuwa Puntland iyadoo askar la sheegay inay isa soo dhiibtay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Horey, madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Gaalkacyo ugu yeeshay shirar kale duwan oo kaga hadlayeen iskaashiga amni ee labada dhinac.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada Galmudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa ka biyo diiday inay ka qeyb galaan duullaankii xerada PSF ee waqooyiga magaaladaasi ka dhacay. Hadalkan waxaa shaaca ka qaaday madaxweynaha Puntland Saciid Deni, isagoo sheegay inay Galmudug iska diidday inay qeyb ka noqoto dhibaatada Puntland si sidaas lamid ahna Puntland iyana aysan oggalaan doonin dhibaateynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1770,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1771,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1769\/revisions\/1771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}