{"id":1772,"date":"2026-08-05T20:04:15","date_gmt":"2026-08-05T20:04:15","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1772"},"modified":"2026-08-05T20:04:17","modified_gmt":"2026-08-05T20:04:17","slug":"degdeg-ciidamo-ka-tirsan-psf-oo-ka-baxay-qardho-ayaa-caawa-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1772","title":{"rendered":"DEGDEG: Ciidamo ka tirsan PSF oo ka baxay Qardho ayaa caawa gaaray\u2026"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaal ayaa isaga baxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Cutubyadani oo ka tirsan ciidanka PSF ayaa wata gaadiid dagaal oo gaaraya illaa 9 Tikniko iyo hal Ambalus ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka ay heleyso mareegtan Dayax Media ayaa sheegaya in ciidamadaas ay goor-dhow gaareen degaanka Sarmaanyo oo ka tirsan gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Illaa iyo iminka saraakiisha ciidamada PSF kama aysan hadlin ujeedka socdaalka ciidamadani ee gaaray tuulada Sarmaanyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo maanta ciidamada Puntland ay la wareegeen xeradii PSF ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamada PSF ayaa sidoo kale xero ciidan ku leh magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana jira dadka shacabka reer Boosaaso cabsi ay ka qabaan isku dhac ka dhaca magaaladaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii ka soo kordha dib kala soco halkaan.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaal ayaa isaga baxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Cutubyadani oo ka tirsan ciidanka PSF ayaa wata gaadiid dagaal oo gaaraya illaa 9 Tikniko iyo hal Ambalus ah. Wararka ay heleyso mareegtan Dayax Media ayaa sheegaya in ciidamadaas ay goor-dhow gaareen degaanka Sarmaanyo oo ka tirsan gobolka Sool. Illaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1773,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1772","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1772"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1774,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1772\/revisions\/1774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}