{"id":1784,"date":"2026-08-06T09:05:34","date_gmt":"2026-08-06T09:05:34","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1784"},"modified":"2026-08-06T11:12:14","modified_gmt":"2026-08-06T11:12:14","slug":"kenya-oo-eedeyn-culus-u-jeedisay-mid-kamid-ah-madaxda-dfs-waa-kuma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1784","title":{"rendered":"Kenya oo eedeyn culus u jeedisay mid kamid ah madaxda DFS \u2013 Waa Kuma?"},"content":{"rendered":"\n<h1 class=\"wp-block-heading\"><\/h1>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Majaladda The East African ayaa daboolka ka qaadday in weli dowladda Kenya ay dalkeeda u oggalayn inuu soo galo Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaasoo dhowaan sheegay inuu dib u celiyay dhalashadii dalkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kenya ayaa shaaca ka qaaday in mudane Jabriil weli ay ku heyso liiska dadka aysan u oggalaanaynin in dalkeeda yimaadaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xukuumadda Nairobi ayaa sheegtay in RW ku xigeenka XFS Jabriil Cabdirashiid uu xiriir la leeyahay malleeshiyaad ku sugan xuduudka iyo Kenya iyo Soomaaliya islamarkaana uu u&nbsp; fidiyo taageero, inkastoo aysan soo bandhigin caddaymo xoojinaya eedddaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa kaloo ay tilmaamtay in horey mudanaha ay uga celisay garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta arrimo la xariira baasaboorkeeda oo uu ku safrayay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Inkastoo RW ku xigeenka dhowaan uu sheegay inuu celiyay baasaboorkii Kenya, haddana Kenya waxa ay sheegaysaa in weli uu jiro liiska dadka hay\u2019adaha amniga ay la socdaan dhaqdhaqaaqooda oo aysan u oggalayn gudaha dalkeeda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Majaladdaan ayaa sidoo kale sheegtay in Kenya ay ka walaacsan tahay Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudane Jabriil Cabdirashiid dhaqdhaqaaqyada dhanka xuduudda ah ee uu ku lugta leeyahay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Majaladda The East African ayaa daboolka ka qaadday in weli dowladda Kenya ay dalkeeda u oggalayn inuu soo galo Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Jabriil Cabdirashiid Xaaji, kaasoo dhowaan sheegay inuu dib u celiyay dhalashadii dalkaasi. Kenya ayaa shaaca ka qaaday in mudane Jabriil weli ay ku heyso liiska dadka aysan u oggalaanaynin in dalkeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1785,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1786,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1784\/revisions\/1786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}