{"id":1790,"date":"2026-08-07T19:15:33","date_gmt":"2026-08-07T19:15:33","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1790"},"modified":"2026-08-07T19:16:52","modified_gmt":"2026-08-07T19:16:52","slug":"mw-cirro-oo-kulamo-xasaasi-ah-ka-wada-magaalada-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1790","title":{"rendered":"MW Cirro oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Nairobi"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi(Cirro) ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka tirsan beesha caalamka iyo Hay\u2019adaha Caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Nairobi, isagoo warbixin ka siiyay horumarrada ka socda Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynuhu waxa kale oo uu xusay in shaqaaqooyinkii ka dhacay Gobolada Galbeedka lagu wajahayo wada-hadal, dib-u-heshiisiin iyo hannaanka nabadaynta iyo wada-xaajoodka ee ay bulshada Somaliland muddada dheer ku soo caano-maashay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, Cirro waxa uu Beesha Caalamka u caddeeyey in Somaliland ay ka go\u2019an tahay in arrinta Laascaanood lagu xalliyo wada-hadal, is-afgarad iyo hannaan nabadeed oo walaaltinimo ku dhisan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa uu sidoo kale ku boorriyey Beesha Caalamka inay garwaaqsato xaqiiqada biyo-kama-dhibcaanka ah ee Somaliland iyo doorka lama huraanka ah ee ay ku leedahay nabadda, amniga, ganacsiga iyo guud ahaan horumarka Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa sidoo kale beesha caalamka kala hadlay waxyaabaha ay u baahan yihiin in laga gacan siiyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax &nbsp;Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi(Cirro) ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka tirsan beesha caalamka iyo Hay\u2019adaha Caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Nairobi, isagoo warbixin ka siiyay horumarrada ka socda Somaliland. Madaxweynuhu waxa kale oo uu xusay in shaqaaqooyinkii ka dhacay Gobolada Galbeedka lagu wajahayo wada-hadal, dib-u-heshiisiin iyo hannaanka nabadaynta iyo wada-xaajoodka ee ay bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1791,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1790"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1794,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1790\/revisions\/1794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}