{"id":1799,"date":"2026-08-08T13:06:58","date_gmt":"2026-08-08T13:06:58","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1799"},"modified":"2026-08-08T13:06:58","modified_gmt":"2026-08-08T13:06:58","slug":"ciidankii-degganaa-carmo-oo-guuray-iyo-puntland-oo-sheegtay-inay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1799","title":{"rendered":"Ciidankii degganaa Carmo oo guuray iyo Puntland oo sheegtay inay&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamo dhowaan sheegay in ay hoos tagaan dowladda federaalka Soomaaliya oo fariisimo ku lahaa degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa xalay saqdii dhexe ka guureeyay saldhiggaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida laga soo xigtay sarkaal ka tirsan ciidamadaasi waxa ay u geereen degmada Xubmays ee gobolka Karkaar, iyadoo weli ay ka amar qaataan dowladda dhexe.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay la wareegtay saldhiggii ay ka guureen ciidankaasi ee ku yaalla degmada Carmo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkii hore ciidamada aan hoos tagin maamulkiisa ugu baaqay in muddo 48-saac ah ay isku soo dhiibaan, iyadoo xarumaha qaar ee ciidankaasi la weeraray oo Puntland ay la wareegtay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowladda federaalka ayaa muddooyinkii dambe ku howlanayd sidii ay ciidamo ka madax-bannaan Puntland uga hirgalin lahayd degaannada maamulkaasi, qorshahaasi oo u muuqda mid aan guuleysan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo dhowaan sheegay in ay hoos tagaan dowladda federaalka Soomaaliya oo fariisimo ku lahaa degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa xalay saqdii dhexe ka guureeyay saldhiggaasi. Sida laga soo xigtay sarkaal ka tirsan ciidamadaasi waxa ay u geereen degmada Xubmays ee gobolka Karkaar, iyadoo weli ay ka amar qaataan dowladda dhexe. Dowlad goboleedka Puntland ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1802,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1799"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1803,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1799\/revisions\/1803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}