{"id":1804,"date":"2026-08-08T13:16:07","date_gmt":"2026-08-08T13:16:07","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1804"},"modified":"2026-08-08T13:16:07","modified_gmt":"2026-08-08T13:16:07","slug":"mw-deni-oo-kulamo-xasaasi-ah-ka-billaabay-gaalkacyo-xilli-dowladda-fs-ay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1804","title":{"rendered":"MW Deni oo kulamo xasaasi ah ka billaabay Gaalkacyo, xilli dowladda FS ay&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa wada kulamo uu la qaadanayo saraakiisha ammaanka ee Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Inta uu ku sugan yahay waqooyiga Gaalkacyo waxaa sidoo kale madaxweynaha uu la kulmi doonaa waxgaradka iyo dhaqanka halkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Deni ayaa wada dedaallo uu ku xaqiijinayo Puntland, si uu uga gacan sarreeyo gulufka ciidan ee dowladda federaalka muddooyinkii damb ka waday degaannada Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoggaanka bulshada qeybahooda kale duwan ayuu madaxweynaha kala shiri doonaan sidii shacabka iyo maamulka ay isaga kaashan lahaayeen nabadgalyada islamarkaana meel looga soo wada jeesto wixii amniga wax u dhimaya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weli waxaan xal laga gaaray khilaafka siyaasadeed ee muddo sanado ah soo jiitamaya kaasoo ka dhaxeeya Puntland iyo dowladda dhexe.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa wada kulamo uu la qaadanayo saraakiisha ammaanka ee Puntland. Inta uu ku sugan yahay waqooyiga Gaalkacyo waxaa sidoo kale madaxweynaha uu la kulmi doonaa waxgaradka iyo dhaqanka halkaasi. Deni ayaa wada dedaallo uu ku xaqiijinayo Puntland, si uu uga gacan sarreeyo gulufka ciidan ee dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1804"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1806,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1804\/revisions\/1806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}