{"id":1809,"date":"2026-08-09T14:57:54","date_gmt":"2026-08-09T14:57:54","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1809"},"modified":"2026-08-09T19:00:17","modified_gmt":"2026-08-09T19:00:17","slug":"gen-jimcaale-ciidankiisa-oo-weli-ku-adkeysanaya-inay-ka-amar-qaataan-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1809","title":{"rendered":"Gen. Jimcaale &amp; Ciidankiisa oo weli ku adkeysanaya inay ka amar qaataan DFS"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamada uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar oo saldhiggooda ugu weyn uu yahay caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa wali ka tanaasulin go\u2019aankoodii la xariiray in ay hoos tagaan dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qaar kamid ah guddiga waxgaradka gobolka Nugaal oo madaxweyne Saciid Deni horay uga dalbaday inay xallinayaan khilaafka labada dhinac ayaa wali ku jira arrintani.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddigani ayaa madaxweynaha Puntland Deni ku qancinayay ay xallinayaan khilaafka xukuumadda Puntland iyo ciidanka Danab ee Jeneraal Jimcaale, waxaana Puntland ay doonaysaa in ciidankani iyada  la hoos keeno.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weli waxaa socda dadaallada guddiga nabadoonnada ah oo isku xilqaamay in khilaafka uusan isku beddalin gacan ka hadal, waxaana shacabka magaalada Garoowe ay walaac ka qabaan dagaal dhexmara ciidanka Danab iyo kuwa Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa muddo 48 saac ah todobaadkii hore u qabtay dhammaan ciidamada aan ka tirsanayn maamulkiisa kuwaasoo qaarkood xeryahoodii lala wareegay halka qaar kalena ay u tallaabeen dhanka maamullada Galmudug iyo Waqooyi Bari.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar oo saldhiggooda ugu weyn uu yahay caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa wali ka tanaasulin go\u2019aankoodii la xariiray in ay hoos tagaan dowladda federaalka Soomaaliya. Qaar kamid ah guddiga waxgaradka gobolka Nugaal oo madaxweyne Saciid Deni horay uga dalbaday inay xallinayaan khilaafka labada dhinac ayaa wali ku jira arrintani. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1812,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1813,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1809\/revisions\/1813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}