{"id":1820,"date":"2026-08-10T12:18:24","date_gmt":"2026-08-10T12:18:24","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1820"},"modified":"2026-08-10T12:18:25","modified_gmt":"2026-08-10T12:18:25","slug":"ciidanka-itoobiya-oo-ka-baxay-buurhakaba-iyadoo-ay-jirto-in","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1820","title":{"rendered":"Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba iyadoo ay jirto in&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Buurhabaka ee gobolka Baay, ciidamada Itoobiya ayaa isaga guuray guud ahaan degmadaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ilo amni ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya ay u guureen dhanka magaalada Baydhabo iyagoo ku baxay wadada xiriirisa Buurhakaba&nbsp; iyo Baydhabo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka ayaa sheegaya in maamulkii iyo saraakiishii ammaanka ay horey u raaceen ciidamada Itoobiya ee Baydhabo u guuray.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shacabka degmada ayaa durba ay soo wajahday xaalad cabsi ah oo ku saabsan ammaanka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Meelo kamid ah waddada isku xirta Afgooye iyo Baydhabo ayaa wararku sheegayaan in laga dayrinayo xaaladdooda amni.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe weli kama aysan hadlin xaaladdani ka soo cusboonaatay Buurhabaka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Buurhabaka ee gobolka Baay, ciidamada Itoobiya ayaa isaga guuray guud ahaan degmadaasi. Ilo amni ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya ay u guureen dhanka magaalada Baydhabo iyagoo ku baxay wadada xiriirisa Buurhakaba&nbsp; iyo Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya in maamulkii iyo saraakiishii ammaanka ay horey u raaceen ciidamada Itoobiya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1823,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1820\/revisions\/1823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}