{"id":1857,"date":"2026-08-12T11:04:58","date_gmt":"2026-08-12T11:04:58","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1857"},"modified":"2026-08-12T11:05:00","modified_gmt":"2026-08-12T11:05:00","slug":"dabley-hubeysan-oo-dil-ka-geysatay-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1857","title":{"rendered":"Dabley hubeysan oo dil ka geysatay gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degaanka Gadoon oo hoostaga magaaladan Dhuusamareeb dableey hubeysan ayaa halkaasi ku dishay wiil dhallinyaro ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wiilkan dhallinyarada ah oo kamid ah dadka degaanka ayaa lagu soo warramayaa in isla goobta uu ku ruux baxay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dableyda falkan geysatay ayaa isaga baxsatay goobta, iyadoo meydka marxuumka meesha laga qaaday.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dilalka sidan oo kale ayaa ku saleysan aanooyin qabiil, iyadoo had iyo goor ay ka dhacaan degaanno kale duwan oo ka tirsan gobolkani Galgaduud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Illaa iyo iminka maamulka gobolka Galgaduud, dowladda hoose ee Dhuusamareeb iyo kan Gadoon ma aynaan hadlin dilkani.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degaanka Gadoon oo hoostaga magaaladan Dhuusamareeb dableey hubeysan ayaa halkaasi ku dishay wiil dhallinyaro ah. Wiilkan dhallinyarada ah oo kamid ah dadka degaanka ayaa lagu soo warramayaa in isla goobta uu ku ruux baxay. Dableyda falkan geysatay ayaa isaga baxsatay goobta, iyadoo meydka marxuumka meesha laga qaaday. Dilalka sidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1859,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1860,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1857\/revisions\/1860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}