{"id":1858,"date":"2026-08-12T11:29:54","date_gmt":"2026-08-12T11:29:54","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1858"},"modified":"2026-08-12T11:31:44","modified_gmt":"2026-08-12T11:31:44","slug":"mw-madoobe-oo-xasan-sheekh-kaga-guuleystay-gobolka-gedo-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1858","title":{"rendered":"MW Madoobe oo Xasan Sheekh kaga guuleystay gobolka Gedo (Warbixin)"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo waayadii dambe waday dedaallo xooggan oo qaarkood uu la kaashanayay dowladaha dariska ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sanadihii dambe, xukuumadda federaalka oo dagaal qaawan ku qaadday Jubbaland ayaa iminka u muuqata mid fara-maran kala soo laabanaysa duullaankaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane Axmed Madoobe ayaa dowladda FS uga guuleystay duullaankii ballaarnaa ee gobolka Gedo, iyadoo taliyihii Nabad Sugidda ee gobolkaasi Cabdirashiid Xasan Cabdinuur(Janan) iyo ciidamadii uu watay ayaa u galay Jubbaland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida ay Dayax Media u xaqiijiyeen ilo-wareedyo amni, wada-hadallo ay gar-wadeen ka ahayd dowladda Kenya ayaa lagu guuleystay in Cabdirashiid Janan iyo ciidankiisu ay u wareegaan dhinaca Jubbaland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne Axmed Madoobe oo arrintan aad ugu dedaalayay muddooyinkii dambe ayaa kal hore Nairobi kala hadlay inay arrintani ka caawiso, iyadoo sidoo kale uu kaashaday dhinacyo kale oo waxgarad, siyaasiyiin iyo ganacsato isugu jira oo qaarkood ku reer ah taliye Janan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Tan ayaa ka dhigan in Jubbaland ay kaga adkaatay dowladda Soomaaliya maamulka gobolka Gedo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Axmed ayaa u hanqal-taagaya in uu maamulkiisa uu u madax-bannaanaado doorashada baarlamaanka qaar qeybta ka soo galaysa gobolka Gedo, taasoo dowladda ay aad u dagaallamaysay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Heshiiska Axmed Madoobe iyo Cabdirashiid Janan ayaa uga dhigan madaxweyne Xasan Sheekh in aysan u socon karin doorashooyinka cod iyo qof oo la soo wariyay inuu doonayay inuu ka qabto gobolka Gedo iyo Waqooyi Bari, oo aan ahayn degaan doorashadiisa si uu ugu wiiqo maamullada Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Tallaabada Axmed Madoobe ayaa la rumeysan yahay inay wax u dhimi karto damaca Villa Somalia ee doorashooyinka cod iyo qof<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ex taliyihii Nabad Sugidda Gedo ee DFS Cabdirashiid Xasan Janan oo warfidiyeenka la hadlay ayaa sheegay in Jubbaland ay ka wada heshiiyeen kala aragti duwanaantii u dhaxeysay, islamarkaana ay ka shaqeynayaan sidii uusan qof dambe dagaal ka dhaca gobolkaasi uu ugu dhiman.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo waayadii dambe waday dedaallo xooggan oo qaarkood uu la kaashanayay dowladaha dariska ah. Sanadihii dambe, xukuumadda federaalka oo dagaal qaawan ku qaadday Jubbaland ayaa iminka u muuqata mid fara-maran kala soo laabanaysa duullaankaasi. Mudane Axmed Madoobe ayaa dowladda FS uga guuleystay duullaankii ballaarnaa ee gobolka Gedo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1861,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1858"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1863,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1858\/revisions\/1863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}