{"id":1867,"date":"2026-08-13T11:59:49","date_gmt":"2026-08-13T11:59:49","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1867"},"modified":"2026-08-13T11:59:51","modified_gmt":"2026-08-13T11:59:51","slug":"geeda-qorow-oo-amar-culus-dul-dhigay-ganacsatada-xoolaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1867","title":{"rendered":"Geeda-Qorow oo Amar culus dul-dhigay Ganacsatada Xoolaha"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowladda hoose ee magaalada Dhuusamareeb ayaa amar cusub dul-dhigtay ganacsatada xoolaha ee magaaladani.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha ahan duqa caasimadda Galmudug mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed(Geeda-Qorow) ayaa faray dhammaan ganacsatada xoolaha in ay u wareegaan suuqa cusub ee loo qorsheeyay xoolaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowladda hoose ee Dhuusamareeb ayaa waayadii dambe waday dedaallo ay ku doonayso in suuq cusub loo raro seeladda xoolaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ganacsatada xoolaha qaar ayaa u sheegay Dayax Media in ay tallaabadani soo dhoweynayaan islamarkaana suuqa cusub ay rajaynayaan inuu wax ka beddalo ganacsiga xoolaha ee magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muddooyinkii dambe waxaa caasimadda Galmudug ka socday dib u dhisyo lagu sameynayay Kaaba-yaasha dhaqaalaha oo ay ku jiraan waddooyinka, iyadoo la dhisay laamiga dheer ee magaalada kala dhex-mara.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qorsheyaashan ayaa u muuqda kuwa wax badan ka beddali doona arrimaha ganacsiga iyadoo la filayo inay ka qeyb qaataan kobaca dhaqaalaha ee Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda hoose ee magaalada Dhuusamareeb ayaa amar cusub dul-dhigtay ganacsatada xoolaha ee magaaladani. Guddoomiyaha ahan duqa caasimadda Galmudug mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed(Geeda-Qorow) ayaa faray dhammaan ganacsatada xoolaha in ay u wareegaan suuqa cusub ee loo qorsheeyay xoolaha. Dowladda hoose ee Dhuusamareeb ayaa waayadii dambe waday dedaallo ay ku doonayso in suuq cusub loo raro seeladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1868,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8,10],"tags":[],"class_list":["post-1867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha","category-wararka-ganacsiga"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1869,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1867\/revisions\/1869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}