{"id":1875,"date":"2026-08-13T14:23:17","date_gmt":"2026-08-13T14:23:17","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1875"},"modified":"2026-08-13T14:23:20","modified_gmt":"2026-08-13T14:23:20","slug":"puntland-oo-kashiftay-sir-culus-oo-ku-saabsan-maxaabiista-ku-xidhan-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1875","title":{"rendered":"Puntland oo kashiftay Sir culus oo ku saabsan Maxaabiista ku xidhan Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka hadlay xaalka ay ku nool yihiin Maxaabiista reer Somaliland ee ku xiran xabsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu sheegay in Maxaabiistaasi loo heysto qaabka Magafeyaasha oo kale, islamarkaana hay\u2019adda Laan-Qeyrta Cas ay maalinkii qof kasta madaxiisa looga qaato lacag dhan $9.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maamulka Waqooyi Bari ayuu ku eedeeyay in heysashada Maxaabiista Somaliland uu bil walba ka sameeyo lacag boqollaal kun oo dollar, isagoo wasiir Caydiid Dirir meesha ka saaray sabab ay Maxaabiistani ugu sii xidhnaadaan Jeelka Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu madaxweynaha maamulkaasi Cabdulqaadir Firdhiye ku eedeeyay in ragga maxaabiista ahi &nbsp;sababta uu u heysto ay tahay sidii uu lacag kaga sameyn lahaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Horey, qaar kamid ah ehellada Maxaabiistani ayaa sheegay in bil walba laga qaado lacago loogu sheego in lagu debbarayo nolosha raggooda xidhan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo degaan ahaan ka soo jeeda Sool iyo Sanaag ayaa kamid ah siyaasiyiinta sida weyn uga hor-yimid habka ay dowladda FS u martay dhismaha maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir-1024x683.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1878\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir-300x200.jpeg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir-768x512.jpeg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir-340x227.jpeg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir-450x300.jpeg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wasiir-Maxamuud-Caydiid-Dirir.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka hadlay xaalka ay ku nool yihiin Maxaabiista reer Somaliland ee ku xiran xabsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Waxaa uu sheegay in Maxaabiistaasi loo heysto qaabka Magafeyaasha oo kale, islamarkaana hay\u2019adda Laan-Qeyrta Cas ay maalinkii qof kasta madaxiisa looga qaato lacag dhan $9. Maamulka Waqooyi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1876,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1879,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1875\/revisions\/1879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}