{"id":1883,"date":"2026-08-13T17:42:45","date_gmt":"2026-08-13T17:42:45","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1883"},"modified":"2026-08-13T17:42:46","modified_gmt":"2026-08-13T17:42:46","slug":"mw-qoorqoor-oo-dib-ugu-soo-laabtay-dhuusamareeb-xilli-ay-df-kala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1883","title":{"rendered":"MW Qoorqoor oo dib ugu soo laabtay Dhuusamareeb xilli ay DF kala\u2026"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmihii dambe safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa galabta gellinkii dambe ku soo gura noqday caasimaddan Dhuusamareeb.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka kala tirsan labada gole ee dowladda iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Imaatinka MW Kaariye ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda federaalka ay magaalada Dhuusamareeb ka waddo howlaha doorashada oo weli aan la soo afmeerin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qoorqoor ayaa horey uga tanaasulay hankiisii ahaa inuu mar kale u tartamo xilka hoggaanka Galmudug kaddib wada-hadallo ay yeesheen isaga iyo madaxda ugu sarreysa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Doorashada hoggaanka Galmudug kaddib Axmed Cabdi Kaariye ayaa noqonaya madaxweynihii hore ee Galmudug kaasoo soo maamulayay muddadii lixda sano ee ugu dambeysay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Berri ayaa qorshaha uu yahay in madaxweyne Xasan Sheekh oo safar u soo ah magaaladani uu soo dhoweeyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmihii dambe safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa galabta gellinkii dambe ku soo gura noqday caasimaddan Dhuusamareeb. Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka kala tirsan labada gole ee dowladda iyo masuuliyiin kale. Imaatinka MW Kaariye ayaa ku soo beegmaya xilli dowladda federaalka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1883","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1883"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1885,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1883\/revisions\/1885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}