{"id":1887,"date":"2026-08-14T12:43:22","date_gmt":"2026-08-14T12:43:22","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1887"},"modified":"2026-08-14T12:43:24","modified_gmt":"2026-08-14T12:43:24","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-si-kulul-ugu-jawaabay-puntland-sheegayna-in","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1887","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo si kulul ugu jawaabay Puntland sheegayna in\u2026"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo ay ka hor-tagayso cid kasta oo isku dayda inay daadiso dhiigga shacabka ama qal-qalin gelin amni oo dhaawici karta midnimada dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Midnimada dalka ayuu sheegay in dowladdu ay masuuliyad ka saaran tahay islamarkaana wuxuu si adag u sheegay in dowladdiisu aysan doonayn inay dhiig daadiso.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Isagoo farriin u diraya dad dowladda ku eedeynaya inay u socoto colaad qabiil ayuu sheegay MW Xasan in Arrimaha la isku khilaafsan yahay ay yihiin kuwa siyaasadeed oo aysan ahayn kuwa qabiil ama degaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxwewynaha ayaa u digay dadka wada hadallada iyo dhaq-dhaqaaqyada kicin kara colaadda qabiilka oo horey bulshadu ay uga bogsatay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu tilmaamay in xukuumaddiisa ay masuuliyad gaar ah ka saaran tahay ilaalinta amniga iyo midnimada dadka Soomaaliyeed oo ay ku dadaalayso sidii la isugu heyn lahaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Puntland ayaa xalay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh inuu abaabulayo colaado sokeeye oo ka dhaca magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay ka kala arrimiyaan dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo ay ka hor-tagayso cid kasta oo isku dayda inay daadiso dhiigga shacabka ama qal-qalin gelin amni oo dhaawici karta midnimada dalka. Midnimada dalka ayuu sheegay in dowladdu ay masuuliyad ka saaran tahay islamarkaana wuxuu si adag u sheegay in dowladdiisu aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1890,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1891,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1887\/revisions\/1891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}