{"id":1950,"date":"2026-08-16T18:55:03","date_gmt":"2026-08-16T18:55:03","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1950"},"modified":"2026-08-16T18:55:09","modified_gmt":"2026-08-16T18:55:09","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-tababar-u-soo-xiray-kumanaan-askari-oo-ka-tirsan-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1950","title":{"rendered":"Daawo: Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray Kumanaan Askari oo ka tirsan DFS"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo muddooyinkii dambe lagu diyaarinayay degaanka Xananbuurre oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Askartani oo laga soo qoray dhammaan gobollada Soomaaliya, ayaa noqonaya ciidamadii ugu badnaa ee tababar heerkan ah ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii dalka sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale warka ka soo baxay Villa Somalia waxaa algu in iyaga oo qaatay duruus iyo tababbarro ciidan oo dhammaystiran, kuwaasi oo ku saabsanaa xirfadaha ciidanka, anshaxa iyo xeerka ciidanka, xeeladaha dagaalka iyo aqoonta lagama maarmaanka u ah gudashada waajibaadka qaran.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in ciidamadan ay astaan u yihiin soo kabashada dowladnimada iyo dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, maadaama markii ugu horreysay kumannaan askari ay ku qalin-jabiyeen dugsi ciidan oo ku yaalla gudaha dalka, iyagoo si rasmi ah ugu biiraya safafka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxaan idiin kula dardaarmayaa inaad ilaalisaan anshaxa iyo sharafta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, dhowraan midnimada iyo qarannimada dalka, ayna waajibaadkooda u gutaan si daacadnimo, waddaniyad iyo masuuliyad leh\u201d ayuu yiri MW Xasan Sheekh.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Hawlaha Guud, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Maamulka Gobolka Galguduud iyo kan magaalada Dhuusamareeb iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1940\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-11.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1941\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-12.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1942\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1944\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-5.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1946\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-7.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1947\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-8.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1943\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-4.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1949\" style=\"aspect-ratio:1.4992609532308894;width:840px;height:auto\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-9.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1945\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-6.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1952\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1953\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-340x227.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Xasan-Sheekh-Tababar-u-soo-xiray-ciidanka-10.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo muddooyinkii dambe lagu diyaarinayay degaanka Xananbuurre oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb. Askartani oo laga soo qoray dhammaan gobollada Soomaaliya, ayaa noqonaya ciidamadii ugu badnaa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1952,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1954,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1950\/revisions\/1954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}