{"id":1959,"date":"2026-08-16T19:16:04","date_gmt":"2026-08-16T19:16:04","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1959"},"modified":"2026-08-16T19:16:06","modified_gmt":"2026-08-16T19:16:06","slug":"wafdi-ka-socda-qm-oo-laascaanood-kula-shiray-madaxda-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1959","title":{"rendered":"Wafdi ka socda QM oo Laascaanood kula shiray madaxda Waqooyi Bari"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa magaalada Laascaanood ee caasimadda maamulka Waqooyi Bari tegay wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya sidoo kalena ah isu duwaha gargaarka beni\u2019aadannimada George Conway.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wafdigani ayaa kulan kula qaatay aqalka madaxtooyada madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Cabdirashiid Yuusuf Jabriil.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulanka ayaa looga hadlay wada-shaqeynta labada dhinac, arrimaha gargaarka iyo sidoo kale xaaladda beni\u2019aadantinimo ee degaannada maamulkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u200eDhinaca kale, wafdiga Qaramada Midoobay ka socday ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan wada-shaqaynta maamulka Waqooyi Bari, si wax looga qabto baahiyaha bani\u2019aadannimo iyo kuwa horumarineed ee ka jira deegaannada maamulkaas.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"754\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s-1024x754.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1968\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s-1024x754.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s-300x221.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s-768x565.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s-340x250.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s-450x331.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Wafdiga-QM-ee-Laascaanood-s.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Laascaanood ee caasimadda maamulka Waqooyi Bari tegay wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya sidoo kalena ah isu duwaha gargaarka beni\u2019aadannimada George Conway. Wafdigani ayaa kulan kula qaatay aqalka madaxtooyada madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Cabdirashiid Yuusuf Jabriil. Kulanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1969,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1970,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1959\/revisions\/1970"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}