{"id":1985,"date":"2026-08-17T10:24:27","date_gmt":"2026-08-17T10:24:27","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1985"},"modified":"2026-08-17T10:24:30","modified_gmt":"2026-08-17T10:24:30","slug":"xaaladda-baydhabo-oo-weli-kacsan-iyo-rasaas-laga-maqlayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1985","title":{"rendered":"Xaaladda Baydhabo oo weli kacsan iyo rasaas laga maqlayo"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xaalad kacsanaan ah ayaa weli maanta ka jirta caasimadda KMG ah ee magaalada Baydhabo kaddib markii dagaal qaatay saacado badan uu saaka halkaas ka dhacay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore Cabdicasiis Lafta-Gareen, ay weerar ku soo ekeeyeen magaalada arroornimadii hore ee saaka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hubka noocyadiisa kale duwan ayaa la isku adeegsaday iyadoo uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo kala gaaray ciidanka Lafta Gareen ee weerarka qaaday iyo ciidamadii ku sugnaa Baydbabo oo u badan kuwii DFS.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka qaar ayaa sheegaya in ay jiraan dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaalkani.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhawaqa rasaasta ayaa weli laga maqlayaa xaafado ka tirsan magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Afhayeenka cutubyada weerarka geystay Ugaas Xasan Cabdi ayaa sheegay in ay la wareegeen inta badan xaafadaha Baydhabo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Saraakiil ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa iyaguna sheegay in ciidankii weeraray Baydhabo ay yihiin Alshabaab islamarkaana laga saaray magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalad kacsanaan ah ayaa weli maanta ka jirta caasimadda KMG ah ee magaalada Baydhabo kaddib markii dagaal qaatay saacado badan uu saaka halkaas ka dhacay. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore Cabdicasiis Lafta-Gareen, ay weerar ku soo ekeeyeen magaalada arroornimadii hore ee saaka. Hubka noocyadiisa kale duwan ayaa la isku adeegsaday iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1988,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1989,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1985\/revisions\/1989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1988"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}