{"id":1986,"date":"2026-08-17T10:34:51","date_gmt":"2026-08-17T10:34:51","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1986"},"modified":"2026-08-17T10:34:54","modified_gmt":"2026-08-17T10:34:54","slug":"degdeg-mw-xasan-sheekh-oo-gaaray-degmada-gallinsoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1986","title":{"rendered":"DEGDEG: MW Xasan Sheekh oo gaaray degmada Gallinsoor"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Gallinsoor ee gobolkani Galgaduud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay ku hoyday Cadaado ayaa safar dhulka ah saaka kaga soo baxay magaaladaasi ku gaaray Gallinsoor.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo sidoo kale masuuliyiin ka kala tirsan labada gole ee dowladda FS ayaa safarka ku wehliya madaxweynaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xasan Sheekh ayaa la kulmaya bulshada qeybaheeda kale duwan isagoo u kuur-galaya xaaladda nolosha ee magaalooyinka uu booqanayo ee Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Inta uu joogo Gallinsoor wuxuu la kulmi doonaa qeybaha kale duwan ee bulshada, intaa kaddibna wuxuu u kicitimi doonaa gobolka Mudug isagoo ugu dambeyn tegi doona magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii ka soo kordha kala soco halkaan.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Gallinsoor ee gobolkani Galgaduud. Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay ku hoyday Cadaado ayaa safar dhulka ah saaka kaga soo baxay magaaladaasi ku gaaray Gallinsoor. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo sidoo kale masuuliyiin ka kala tirsan labada gole ee dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1990,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1986","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1991,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1986\/revisions\/1991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}