{"id":1992,"date":"2026-08-17T10:54:34","date_gmt":"2026-08-17T10:54:34","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1992"},"modified":"2026-08-17T10:54:37","modified_gmt":"2026-08-17T10:54:37","slug":"mw-deni-oo-gaalkacyo-ka-wada-abaabul-ka-dhan-ah-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=1992","title":{"rendered":"MW Deni oo Gaalkacyo ka wada abaabul ka dhan ah Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo kaga hor-maray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa halkaasi ka billaabay abaabul ka dhan ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulamo kale duwan ayuu Deni ka wadaa magaalada Gaalkacyo kuwaasoo uu la qaadanayo labada qeybood oo kala ah dowladda iyo shacabka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Masuuliyiinta gobolka Mudug ee Puntland oo ay ku jiraan xildhibaanno iyo saraakiisha ammaanka ayuu Deni kala hadlayaa xaaladda guud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa sidoo kale laga wada-hadlay ciidamadii kale duwanaa ee ku sugnaa degmooyinka Saaxo, Galdogob iyo meelo kale waxaana laga arrinsaday dib u habeyntooda iyo sidii loo dhammaystiri lahaa in Puntland la hoos keeno.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulamadani ka socda Waqooyiga Gaalkacyo waxaa sidoo kale qeyb ka ah bulshada qeybaheeda kale duwan sida waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Arrimahan ayaa ku soo aadaya iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh lagu wado saacadaha soo socda inuu gaaro magaalada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Www.Dayaxmedia.com<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii ka soo kordha kala soco halkaan.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo kaga hor-maray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa halkaasi ka billaabay abaabul ka dhan ah. Kulamo kale duwan ayuu Deni ka wadaa magaalada Gaalkacyo kuwaasoo uu la qaadanayo labada qeybood oo kala ah dowladda iyo shacabka. Masuuliyiinta gobolka Mudug ee Puntland oo ay ku jiraan xildhibaanno iyo saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1994,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-1992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1995,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1992\/revisions\/1995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}