{"id":2058,"date":"2026-08-18T13:30:47","date_gmt":"2026-08-18T13:30:47","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2058"},"modified":"2026-08-18T13:30:50","modified_gmt":"2026-08-18T13:30:50","slug":"horjooge-alshabaab-ah-oo-la-khaarajiyay-magaciisa-iyo-beeshiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2058","title":{"rendered":"Horjooge Alshabaab ah oo la Khaarajiyay (Magaciisa iyo Beeshiisa)"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Laba dabley ah oo ka tirsan dhallinyarada gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xalay howlgal gaar ah ku dilay horjooge ka tirsanaa Alshabaab, waxayna horey uga sii qaateen qori Ak47 ah iyo booshkii uu watay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Howlgalka oo ka dhacay degmada Ruunirgood ayaa lagu dilay Xasan Calasow Raage oo loo yaqaannay Xasan Xusuleey kaasoo da\u2019diisa lagu sheegay 50 sano jir, islamarkaana ku dhashay isla degmadaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Horjoogahani ayaa ka mid ahaa kuwa Alshabaab uga howlgali jiray gobolka Shabeellaha Dhexe isagoo si gaar ah ugu magacawnaa Madaxa Gaadiidka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Degmada Ruunirgood ayaa aad looga garanayay horjoogahan, waxaana shacabka degmadaasi iyo degaannada hoos yimaada uu ku hayay falal ay kamid yihiin in xoolaha uu ka dhaco, cuna-qabatayn iyo dhibaatooyin kale.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowladda federaalka iyo ciidamada degaanka ayaa wali dagaal adag kala horjeeda Alshabaabka ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba dabley ah oo ka tirsan dhallinyarada gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xalay howlgal gaar ah ku dilay horjooge ka tirsanaa Alshabaab, waxayna horey uga sii qaateen qori Ak47 ah iyo booshkii uu watay. Howlgalka oo ka dhacay degmada Ruunirgood ayaa lagu dilay Xasan Calasow Raage oo loo yaqaannay Xasan Xusuleey kaasoo da\u2019diisa lagu sheegay 50 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2060,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2061,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2058\/revisions\/2061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}