{"id":2082,"date":"2026-08-20T10:08:29","date_gmt":"2026-08-20T10:08:29","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2082"},"modified":"2026-08-20T10:08:32","modified_gmt":"2026-08-20T10:08:32","slug":"aadan-madoobe-oo-hayado-kamid-ah-df-u-adeegsanaya-dagaalka-lafta-gareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2082","title":{"rendered":"Aadan Madoobe oo hay\u2019ado kamid ah DF u adeegsanaya dagaalka Lafta-Gareen"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur(Aadan Madoobe) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada laga soo doortay dowlad goboleedkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madoobe waxaa kulankani kala qeyb galay guddoomiyaha cusub ee gollaha shacabka Cabdulqaadir Maxamed Jaamac iyo ku xigeenka labaad ee gollahaasi Cabdullaahi Cumar Abshirow.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa kulanka diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Koonfur Galbeed gaar ahaan amniga iyo xaaladaha iminka ka jira.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Aadan Madoobe ayaa xildhibaannada faray in iyagoo isku duuban ay barbar istaagaan maamulka uu hoggaamiyo siu u uga guuleysto siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo ciidankooda oo uu hor-kacayo madaxweynihii hore Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen).<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xildhibaannada qaar oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay arrintaas la qaateen Aadan Madoobe islamarkaana ay kala shaqeyn doonaan arrimahaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Aadan Madoobe ayaa magaalada Baydhabo isaga soo baxay 17-kii Bishan kaddib markii goor hore oo subaxdaasi ah ay weerar ku soo qaadeen magaalada ciidamada mucaaradka ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur(Aadan Madoobe) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada laga soo doortay dowlad goboleedkaasi. Madoobe waxaa kulankani kala qeyb galay guddoomiyaha cusub ee gollaha shacabka Cabdulqaadir Maxamed Jaamac iyo ku xigeenka labaad ee gollahaasi Cabdullaahi Cumar Abshirow. Waxaa kulanka diiradda lagu saaray xaaladda guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2084,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2082","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2082"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2085,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2082\/revisions\/2085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}