{"id":2086,"date":"2026-08-20T10:19:29","date_gmt":"2026-08-20T10:19:29","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2086"},"modified":"2026-08-20T10:19:31","modified_gmt":"2026-08-20T10:19:31","slug":"akhriso-sababaha-dib-loogu-dhigay-doorashadii-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2086","title":{"rendered":"Akhriso: Sababaha dib loogu dhigay doorashadii Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha Qaranka ayaa shaaciyay dib u dhac ku yimid doorashadii isa-saarka ahayd ee qorshuhu ahaa inay ka dhacdo dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida horey loo qorsheeyay, 20-ka bishan August ayaa loo muddeeyay qabashada doorashada gollaha wakiillada iyo tan degaanka ee Hirshabeelle<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddiga doorashada ayaa seddex qodob ku sababeeyay dib u dhaca kooban ee ku yimid doorashadii Hirshabeelle.<\/p>\n\n\n\n<ol class=\"wp-block-list\">\n<li>Diiwaan-gelinta cod bixiyeyaasha oo weli ka socota afar degmo oo ka tirsan gobolka Hiiraan<\/li>\n\n\n\n<li>In ururrada siyaasadda oo u baahan in siiyo fursad ay taageerayaashooda ay ku abaabulaan si ay si wax ku ool ah uga qeyb galaan howlaha doorashooyinka<\/li>\n\n\n\n<li>In ururrada siyaasadda fursad loo siiyo soo gudbinta musharrixiintooda<\/li>\n<\/ol>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dib u dhacani ayaa ku soo aadaya xilli doorashadii guddigani ay ka sameeyeen Galmudug uu ka dhashay khilaaf iyadoo ururrada qaar ay saluugeen qaabka loo qabtay doorashooyinkii gollaha wakiillada iyo midda degaanka ee Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"660\" height=\"846\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Hirshabeelle.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2087\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Hirshabeelle.jpg 660w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Hirshabeelle-234x300.jpg 234w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Hirshabeelle-340x436.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Hirshabeelle-450x577.jpg 450w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha Qaranka ayaa shaaciyay dib u dhac ku yimid doorashadii isa-saarka ahayd ee qorshuhu ahaa inay ka dhacdo dowlad goboleedka Hirshabeelle. Sida horey loo qorsheeyay, 20-ka bishan August ayaa loo muddeeyay qabashada doorashada gollaha wakiillada iyo tan degaanka ee Hirshabeelle Guddiga doorashada ayaa seddex qodob ku sababeeyay dib u dhaca kooban ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1734,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2088,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2086\/revisions\/2088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}