{"id":2100,"date":"2026-08-22T11:46:56","date_gmt":"2026-08-22T11:46:56","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2100"},"modified":"2026-08-22T11:46:58","modified_gmt":"2026-08-22T11:46:58","slug":"shabaab-u-badan-ajaanib-oo-soo-buux-dhaafiyay-degaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2100","title":{"rendered":"Shabaab u badan Ajaanib oo soo buux-dhaafiyay degaanka\u2026"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga dareemayaa degaanno hoostaga degaankaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Il-wareedyo amni ayaa u sheegay Dayax Media in Alshabaab u badan Ajaanib ay soo buux dhaafiyeen degaanno hoostaga Jannaale.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Saraakiisha xoogga dalka ee waayadii dambe hor-kacaysay howlgallada Alshabaab looga saaray degmooyin iyo degaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose weli kama aysan hadlin dhaqdhaqaaqani ciidan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Alshabaab u badan Ajaanib ayaa lagu arkayaa degaanno hoostaga Jannaale kuwaasoo wada dhaqdhaaqyo ciidan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Alshabaab ayaa muddooyinkii dambe laga saaray degmooyin iyo degaanno ka tirsan Shabeellada Hoose.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga dareemayaa degaanno hoostaga degaankaasi. Il-wareedyo amni ayaa u sheegay Dayax Media in Alshabaab u badan Ajaanib ay soo buux dhaafiyeen degaanno hoostaga Jannaale. Saraakiisha xoogga dalka ee waayadii dambe hor-kacaysay howlgallada Alshabaab looga saaray degmooyin iyo degaanno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2102,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2100","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2100","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2100"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2103,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2100\/revisions\/2103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2102"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}