{"id":2113,"date":"2026-08-22T12:22:45","date_gmt":"2026-08-22T12:22:45","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2113"},"modified":"2026-08-22T12:22:47","modified_gmt":"2026-08-22T12:22:47","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-alshabaab-oo-la-dilay-magaciisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2113","title":{"rendered":"Horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo la dilay (Magaciisa?)"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda FS ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay dishay horjooge ka tirsanaa Alshabaab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dilka ninkani ayaa ka dhacay duleedka degaanka Daaru-Nimca oo u uku dhuumaalaysanayay, waxaana lagu magacaabi jiray Xasan Xuseen Xuurshow(Xasan Garab-dheere).<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasaaraddu waxay sheegtay in sidoo kale lala dilay mid kamid ah malleeshiyaadkii illaalada u ahaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Howlgalkani ayaa waxaa fuliyay laba ka tirsan ciidamada degaanka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Horjoogaha la dilay Xasan Garab-dheere ayaa Alshabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka degaannada kala ah; Caddaan-Laxeey, Cadcaddeey iyo Daaru-Nicma.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhowaan sidaan oo kale ciidamo ka tirsan kuwa degaanka ayaa fuliyay weerar ay ku dileen horjooge ka tirsanaa Shabaab isla gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"724\" height=\"1024\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-724x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2115\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-724x1024.jpg 724w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-212x300.jpg 212w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-768x1086.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-340x481.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga-450x637.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaandhigga.jpg 1131w\" sizes=\"(max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda FS ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay dishay horjooge ka tirsanaa Alshabaab. Dilka ninkani ayaa ka dhacay duleedka degaanka Daaru-Nimca oo u uku dhuumaalaysanayay, waxaana lagu magacaabi jiray Xasan Xuseen Xuurshow(Xasan Garab-dheere). Wasaaraddu waxay sheegtay in sidoo kale lala dilay mid kamid ah malleeshiyaadkii illaalada u ahaa. Howlgalkani ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2115,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2116,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2113\/revisions\/2116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}