{"id":2123,"date":"2026-08-22T13:01:03","date_gmt":"2026-08-22T13:01:03","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2123"},"modified":"2026-08-22T13:10:17","modified_gmt":"2026-08-22T13:10:17","slug":"burcad-baddeed-qarka-u-saaran-inay-ka-degaan-markabka-lutuf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2123","title":{"rendered":"Burcad-Baddeed qarka u saaran inay ka degaan Markabka LUTUF"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Koox ka tirsan Burcad-Badeedda oo muddooyinkii dambe heystay Markab lagu magacaabo Lutuf ayaa waxaa soo wajahay culeysyo amni oo xaddiday dhaq-dhaqaaqooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka ayaa sheegaya in Burcad-Badeeddu ay qarka u saaran tahay in ay si nabad ah uga degaan Markabkani maadaama ay hereeyeen laba Markab oo ah kuwa dagaalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyay shabakadda Dayax Media in Burcad-badeedda saaran Markabkani loo oggolaaday in ay ku wareegaan Markabka kale ee la yiraahdo MV Sward oo ay Burcad badeeddu ku qabsatay Markabka Lutuf.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markabkani Lutuf waxaa saaran qalad ay leedahay dowladda Turkiga, laba Markab oo ah kuwa dagaalka ee dowladdaasi ayaa isku geedaamay oo u diiddan inuu sameeyo wax dhaqdhaqaaq ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Laba Mayd ah oo kamid ah illaalada Markabkaasi ayaa weli saaran gudaha Markabkani Lutuf kuwaasoo dhintay xilli ay isku dayayeen inay dagaallamaan markii Kooxdu qabsanaysay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhanka kale, maalin ka hor weerar diyaaradeed oo ka dhacay aagga lagu heysto Markabkani ee Garmaal oo ka tirsan gobolka Nugaal waxaa lagu dilay afar ka mid ahaa Burcad-Badeedda oo saxiimad u soo saarnaa dhanka barriga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii soo kordha dib kala soco halkaan.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">D<strong>ayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox ka tirsan Burcad-Badeedda oo muddooyinkii dambe heystay Markab lagu magacaabo Lutuf ayaa waxaa soo wajahay culeysyo amni oo xaddiday dhaq-dhaqaaqooda. Wararka ayaa sheegaya in Burcad-Badeeddu ay qarka u saaran tahay in ay si nabad ah uga degaan Markabkani maadaama ay hereeyeen laba Markab oo ah kuwa dagaalka. Ilo-wareedyo ayaa u xaqiijiyay shabakadda Dayax Media [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2125,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2123"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2127,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2123\/revisions\/2127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}