{"id":2134,"date":"2026-08-23T10:14:01","date_gmt":"2026-08-23T10:14:01","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2134"},"modified":"2026-08-23T10:14:03","modified_gmt":"2026-08-23T10:14:03","slug":"df-oo-dhex-dhexaadisay-burcad-badeedda-iyo-turkiga-sidee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2134","title":{"rendered":"DF oo dhex-dhexaadisay Burcad-Badeedda iyo Turkiga (Sidee?)"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warar ay heshay shabakadda<strong> Dayax Media<\/strong> ayaa sheegaya in dowladda federaalka ay gacan ka geysatay wada-hadal ku soo gebageboobay isfaham oo dhex-maray Koox Burcad Baddeed ah iyo dowladda Turkiga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ujeedka wada-hadalkani ayaa daarnaa sidii Kooxdani ay u sii dayn lahayd Markabka Lutuf oo ay madax-furasho ahaan u heysteen muddooyinkii dambe.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wada-hadallada ay gar-wadeenka ka ahayd dowladda dhexe ayaa lagu go\u2019aamiyay in Burcad Badeedda ay qaataan lacag madax-furasho oo ka badan hal Malyan oo dollarka Maraykanka ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa sidoo kale Kooxda loo jeediyay inay ku wareegaan markabka MV Sward oo ay maalmo ka hor ku soo qabsadeen isla Markabka Turkiga, heshiiska ayaana dhigaya in muddo 24 saac ah ay kaga degaan Markabka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markabkani Lutuf ayaa waxaa saaran qalab ay leedahay dowladda Turkiga, waxaa sidoo kale dushiisa weli saaran laba Mayd oo kamid ah illaalada Markabkaasi oo isku dayay inay dagaallamaan markii la afduubanayay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">D<strong>ayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar ay heshay shabakadda Dayax Media ayaa sheegaya in dowladda federaalka ay gacan ka geysatay wada-hadal ku soo gebageboobay isfaham oo dhex-maray Koox Burcad Baddeed ah iyo dowladda Turkiga. Ujeedka wada-hadalkani ayaa daarnaa sidii Kooxdani ay u sii dayn lahayd Markabka Lutuf oo ay madax-furasho ahaan u heysteen muddooyinkii dambe. Wada-hadallada ay gar-wadeenka ka ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2137,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2134"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2138,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2134\/revisions\/2138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}