{"id":2148,"date":"2026-08-24T12:20:13","date_gmt":"2026-08-24T12:20:13","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2148"},"modified":"2026-08-24T12:20:16","modified_gmt":"2026-08-24T12:20:16","slug":"maxkamadda-sare-oo-ansixisay-dacwaddii-xisbiga-towfiiq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2148","title":{"rendered":"Maxkamadda sare oo ansixisay dacwaddii Xisbiga Towfiiq"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maxkamadda sare ee dalka ayaa gebi ahaanba laashay Natiijada doorashadii isku sidkanayd ee dhowaan ka qabsoontay dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Tallaabada Maxkamadda ay qaadday ayaa imaanaysa kaddib markii ay go\u2019aan ka gaartay dacwad laga gudbiyay hannaanka iyo habraaca doorashada natiijadeeda loo maray.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maxkamadda ayaa amartay in dib loogu laabto doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug islamarkaana la waafajiyo sharciga maadaama ay ku doodday in aysan waafaqsanayn sharciga doorashadii la qabtay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha Maxkamaddas are Baashe Yuusuf Axmed, ayaa sheegay in doorashada dhammaan Natiijada ka soo baxday ay tahay wax kama jiraan islamarkaana ay muhiim tahay in la raaco dastuurka iyo dhabbihii loo qorsheeyay in ay ku qabsoonto.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhowaan ayay ahayd markii Ururka Tawfiiq uu sheegay inuu dacwad ka dhan ah Natiijada doorashadii Galmudug u gudbiyay Maxkamadda sare iyadoo markii Natiijooyinka doorashooyinkii Gollaha Wakiillada iyo tan Degaanka la shaaciyay ay jiraan Urur siyaasadeedyo kale oo ka hor-yimid.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">D<strong>ayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee dalka ayaa gebi ahaanba laashay Natiijada doorashadii isku sidkanayd ee dhowaan ka qabsoontay dowlad goboleedka Galmudug. Tallaabada Maxkamadda ay qaadday ayaa imaanaysa kaddib markii ay go\u2019aan ka gaartay dacwad laga gudbiyay hannaanka iyo habraaca doorashada natiijadeeda loo maray. Maxkamadda ayaa amartay in dib loogu laabto doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug islamarkaana la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2149,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2150,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2148\/revisions\/2150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}