{"id":2155,"date":"2026-08-24T13:38:53","date_gmt":"2026-08-24T13:38:53","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2155"},"modified":"2026-08-24T13:38:57","modified_gmt":"2026-08-24T13:38:57","slug":"xisbiga-towfiiq-oo-soo-dhoweeyay-goaanka-maxkamadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2155","title":{"rendered":"Xisbiga Towfiiq oo soo dhoweeyay go\u2019aanka Maxkamadda"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha xisbiga Towfiiq Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goor dhow warfidiyeenka kula hadlay xarunta xisbiga ee magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay go\u2019aanka Maxkamadda sare ay ku laashay doorashadii Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dr. Maxamed Shaakir ayaa taageerayaashiisa faray in ay dibadbax ku soo dhoweeyaan go\u2019aanka Maxkamadda sare maadaama ay aqbashay cabashadii looga gudbiyay doorashadii isku sidkanayd.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu tilmaamay in maanta ay noqon doonto maalin weyn oo loo asteeyo maalin caddaaladeed maadaama la aqbalay cabashadii ay ka qabeen doorashadii Galmudug ka qabsoontay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoonka Maxkamadda sare ayuu ku bogaadiyay go\u2019aanka taariikhiga ah oo ay qaateen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale Sheekh Shaakir ayaa u mahadceliyay qareennadii xisbiga Towfiiq uu sheegay in Maxkamadda horteeda ay ka muujiyeen cadaalad darradii ka dhacday doorashooyinkii isku sidkanaa ee Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Towfiiq Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goor dhow warfidiyeenka kula hadlay xarunta xisbiga ee magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay go\u2019aanka Maxkamadda sare ay ku laashay doorashadii Galmudug. Dr. Maxamed Shaakir ayaa taageerayaashiisa faray in ay dibadbax ku soo dhoweeyaan go\u2019aanka Maxkamadda sare maadaama ay aqbashay cabashadii looga gudbiyay doorashadii isku sidkanayd. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2156,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2157,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2155\/revisions\/2157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}