{"id":2158,"date":"2026-08-24T14:02:40","date_gmt":"2026-08-24T14:02:40","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2158"},"modified":"2026-08-25T11:51:11","modified_gmt":"2026-08-25T11:51:11","slug":"yuusuf-kabaale-kenya-laga-celiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2158","title":{"rendered":"DEGDEG: Kenya oo Tarxiishay Xildhibaan ka tirsan DFS"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay dalkeeda u diidday xildhibaan Yuusuf Kabaale oo ka tirsan gollaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xildhibaan Yuusuf Kabaale oo kamid ah xildhibaannada u dhow madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dib looga celiyay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta iyadoo dib loogu soo tarxiilay magaalada Muqdisho.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ujeedka socdaalka xildhibaanka ayaa lagu sheegay inuu booqanayay qoyskiisa oo deggan magaalada Nairobi hase yeeshee Kenya ayaa u diidday inuu gudaha u galo magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhowaan sidaan oo kale wasiirro ka tirsan xukuumadda Xasan Sheekh ayay Kenya dib u soo celisay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Si rasmi ah looma oga sababta ka dambeysa arrintani.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii ka soo kordha kala soco halkaan.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay dalkeeda u diidday xildhibaan Yuusuf Kabaale oo ka tirsan gollaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Yuusuf Kabaale oo kamid ah xildhibaannada u dhow madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dib looga celiyay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta iyadoo dib loogu soo tarxiilay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2159,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2158"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2181,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2158\/revisions\/2181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}