{"id":2163,"date":"2026-08-25T08:11:32","date_gmt":"2026-08-25T08:11:32","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2163"},"modified":"2026-08-25T11:20:20","modified_gmt":"2026-08-25T11:20:20","slug":"saciid-deni-bariga-mudug-galmudu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2163","title":{"rendered":"MUDUG: MW Deni oo qaadaya tallaabo keeni karta Dagaal"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha dowlad goboleedka<a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2083\" data-type=\"link\" data-id=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2083\"> Puntland <\/a>Saciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho ku maraya degaanno dhaca xudduudka labada maamul ee Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida il-wareedyo qarsoon ay u xaqiijiyeen shabakadda <strong>Dayax Media<\/strong> madaxweyne Saciid Deni ayaa degaannada uu booqanaya waxaa kamid ah bariga gobolka Mudug ee Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Degaannadaasi bariga fog ee gobolka<a href=\"https:\/\/www.caasimada.net\/muxuu-deni-ka-yiri-duqeynta-lala-beegsaday-burcadbadeeda-ku-sugan-puntland-video\/\" data-type=\"link\" data-id=\"https:\/\/www.caasimada.net\/muxuu-deni-ka-yiri-duqeynta-lala-beegsaday-burcadbadeeda-ku-sugan-puntland-video\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"> Mudug <\/a>dhaca degaan ahaanna xisaabsan Galmudug waxaa kamid ah Towfiiq iyo Dhinowda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Degaannadani ayaa saami-qeybi ku leh hay\u2019adaha dowladda Galmudug inkastoo dhowaan xukuumaddiisa uu ku soo daray siyaasiyiin ka soo jeedda beellahaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhowaan xukuumadda Galmudug ayaa walaac ka muujisay safarka MW Deni ee bariga Mudug iyadoo ka digtay colaado ka dhex qarxa beellaha wada deggan dhulkaasi ballaaran.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wixii ka soo kordha kala soco halkaan.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho ku maraya degaanno dhaca xudduudka labada maamul ee Galmudug iyo Puntland. Sida il-wareedyo qarsoon ay u xaqiijiyeen shabakadda Dayax Media madaxweyne Saciid Deni ayaa degaannada uu booqanaya waxaa kamid ah bariga gobolka Mudug ee Galmudug. Degaannadaasi bariga fog ee gobolka Mudug dhaca degaan ahaanna xisaabsan Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2165,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2163"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2168,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2163\/revisions\/2168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}