{"id":2182,"date":"2026-08-26T10:40:00","date_gmt":"2026-08-26T10:40:00","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2182"},"modified":"2026-08-26T10:40:04","modified_gmt":"2026-08-26T10:40:04","slug":"galmudug-oo-si-kulul-u-eedeysay-madaxweyne-saciid-deni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2182","title":{"rendered":"Galmudug oo si kulul u eedeysay Madaxweyne Saciid Deni"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowlad goboleedka Galmudug ayaa eedeyn culus u soo jeediyay madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, kaddib safarkiisii uu ku gaaray degaanno dhaca Bariga fog ee gobolka Mudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Galmudug ayaa ku eedeysay MW Deni hurinta colaado sokeeye oo mar kale ka dhaca gobolka <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2163\">Mudug <\/a>kuwaasoo dhexmari kara beellaha walaalaha ah ee wada deggan qeyb kamid ah gobolka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug Faaduma Cabdi Cali(Faandhe) ayaa sheegtay in madaxweyne Deni ay qalad ku tahay in uu soo gudbo xuduudka labada maamul.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa ay sheegtay in degaannada uu booqday qaarkood ay matalaad ahaan siyaasadda ku matasho sida degaanka Dhinowda.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"451\" height=\"443\" src=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Faaduma-Faandhe.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2185\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Faaduma-Faandhe.jpg 451w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Faaduma-Faandhe-300x295.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Faaduma-Faandhe-339x333.jpg 339w\" sizes=\"(max-width: 451px) 100vw, 451px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiye Faaduma Faandhe ayaa tilmaamtay in haddii Deni uu ka shaqeynayo Nabadda beelaha Towfiiq iyo <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2163\">Dhinowda <\/a>ay muhiim tahay wixii dhanka soke soo xiga uu kala soo xiriiro Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxa ay ku baaqday in MW Saciid Deni uusan waxyeelleyn nabadda Bariga gobolka Mudug islamarkaana uga digtay abaabulka colaado sokeeye.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Geesta kale, xildhibaan Cabdiraxmaan Caga-weyne oo ka tirsan gollaha shacabka BFS ayaa madaxweyne Deni uga digay booqashada Bariga Mudug, isagoo sheegay in uu madaxweynuhu ku ciyaarayo dab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxtooyada Puntland ayaa illaa iyo iminka wax jawaab ah ka bixin eedeynta uga timid dhiggeeda Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Galmudug ayaa eedeyn culus u soo jeediyay madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, kaddib safarkiisii uu ku gaaray degaanno dhaca Bariga fog ee gobolka Mudug. Galmudug ayaa ku eedeysay MW Deni hurinta colaado sokeeye oo mar kale ka dhaca gobolka Mudug kuwaasoo dhexmari kara beellaha walaalaha ah ee wada deggan qeyb kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2184,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2186,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2182\/revisions\/2186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}