{"id":2183,"date":"2026-08-26T10:48:21","date_gmt":"2026-08-26T10:48:21","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2183"},"modified":"2026-08-26T10:48:24","modified_gmt":"2026-08-26T10:48:24","slug":"guddiga-doorashada-oo-jawaab-yaab-leh-ka-bixiyay-goaankii-maxkamadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2183","title":{"rendered":"Guddiga Doorashada oo jawaab yaab leh ka bixiyay go\u2019aankii Maxkamadda"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa ka soo jawaabay go\u2019aankii Maxkamadda sare ee dalka ay ku burisay <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2148\">Natiijada <\/a>doorashadii isku sidkanayd ee ka dhacday Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in ay aqbaleen go\u2019aanka Maxkamadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa kaloo guddigu sheegay in dib loogu celinayo doorashooyinkii Gollaha Wakiillada iyo tii Degaanka ee dhowaan ka qabsoontay dowlad goboleedkani Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddiga Doorashooyinka ayaa sheegay in dhowaan uu muddeyn doono waqtiga ay qabanayaan doorashada ku celiska ah ee Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Go\u2019aanka Maxkamadda sare ayaa yimid kaddib markii Xisbiga <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2155\">Towfiiq <\/a>uu cabasho ka gudbiyay hannaanka loo maareeyay codadkii doorashada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA GUDDIGA;<\/strong><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"793\" height=\"1024\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-793x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2188\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-793x1024.jpg 793w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-232x300.jpg 232w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-768x992.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-1189x1536.jpg 1189w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-340x439.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal-450x581.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Guddiga-doorashada-Gal.jpg 1258w\" sizes=\"(max-width: 793px) 100vw, 793px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">Screenshot<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa ka soo jawaabay go\u2019aankii Maxkamadda sare ee dalka ay ku burisay Natiijada doorashadii isku sidkanayd ee ka dhacday Galmudug. Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in ay aqbaleen go\u2019aanka Maxkamadda. Waxaa kaloo guddigu sheegay in dib loogu celinayo doorashooyinkii Gollaha Wakiillada iyo tii Degaanka ee dhowaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2187,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2189,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2183\/revisions\/2189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}