{"id":2218,"date":"2026-08-28T12:04:45","date_gmt":"2026-08-28T12:04:45","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2218"},"modified":"2026-08-28T12:04:48","modified_gmt":"2026-08-28T12:04:48","slug":"gollaha-wasiirrada-oo-meel-mariyay-heshiisyo-la-la-galay-muritaaniya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2218","title":{"rendered":"Gollaha Wasiirrada oo meel-mariyay heshiisyo la la galay Muritaaniya"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirka Gollaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga munaaqashooday heshiisyo lala galay dalka Muritaaniya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Heshiisyadani oo laba ah ayaa kala ah wada-tashiyo siyaasadeed iyo iskaashiga barnaamijka tababarka Diblumaasiyadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Inta uu shirku socday ayaa lagu soo hadal qaaday arrimaha Ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirka Wasiirrada waxaa shir guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka koobaad Saalax Axmed Jaamac maadaama RW <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2195\">Xamsa<\/a> uu ku maqan yahay safar Waddanka Qatar.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Gollaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga munaaqashooday heshiisyo lala galay dalka Muritaaniya. Heshiisyadani oo laba ah ayaa kala ah wada-tashiyo siyaasadeed iyo iskaashiga barnaamijka tababarka Diblumaasiyadda. Inta uu shirku socday ayaa lagu soo hadal qaaday arrimaha Ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Shirka Wasiirrada waxaa shir guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka koobaad Saalax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2216,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2218"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2220,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2218\/revisions\/2220"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}