{"id":2240,"date":"2026-08-29T19:10:51","date_gmt":"2026-08-29T19:10:51","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2240"},"modified":"2026-08-29T19:10:53","modified_gmt":"2026-08-29T19:10:53","slug":"df-oo-sheegtay-in-rag-burcad-baddeed-ah-lagu-laayay-xeebaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2240","title":{"rendered":"DF oo sheegtay in Rag Burcad-Baddeed ah lagu laayay Xeebaha Puntland"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarro kale duwan oo todobaadyadii tegay ka dhacay Xeebaha Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weerarradani ayaa kii ugu horreeyay uu ka dhacay aagga degmada Ayl ee gobolka Nugaal gaar ahaan Xeebaha Garmaal kaasoo lagu dilay illaa afar qof oo Rag ahaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Raggaasi la dilay ay ahaayeen Burcad-Baddeed, xilli Puntland ay horey u shaacisay in dadka la beegsaday ay ahaayeen Kalluumaysato degaanka ah oo u dhashay gobolkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasaaradda Gaashaandhigga federaalka oo warkani sii deysay ayaa shaacisay in ciidanka Badda ee Turkiga ay soo furteen Markabka <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2230\">MV LUTUF<\/a> oo muddooyinkii dambe lagu heystay Xeebaha Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warar soo baxay xilli hore oo maanta ah ayaa sheegayay in Turkiga uu Markabkaasi dhaafsaday Adduun Lacageed oo dhan 2.5Malyan oo dollarka Maraykanka ah lacagtaasi oo la siiyay Kooxdii Burcad-Badeedda ee xoogga ku heysatay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa u digtay Kooxo ay tilmaamtay in ay taageero siiyaan Burcad-Badeedda iyadoo ku gooddisay inay sharciga hor-keeni doonto inkastoo aynaan carrabaabin cid gaar ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2223\">Saciid Deni <\/a>ayaa shalay isagoo ka hadlayay magaalada Garacad sheegay in Burcad-Badeedda ay taageerayaan dowlado shisheeye oo doonaya inay si bilaash ah ku boobaan Khayraadka Puntland.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"724\" height=\"1024\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa-724x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2234\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa-724x1024.jpg 724w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa-212x300.jpg 212w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa-768x1086.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa-340x481.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa-450x637.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Gaashaa.jpg 1018w\" sizes=\"(max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarro kale duwan oo todobaadyadii tegay ka dhacay Xeebaha Puntland. Weerarradani ayaa kii ugu horreeyay uu ka dhacay aagga degmada Ayl ee gobolka Nugaal gaar ahaan Xeebaha Garmaal kaasoo lagu dilay illaa afar qof oo Rag ahaa. Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2233,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2240","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2240","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2241,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2240\/revisions\/2241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}