{"id":2271,"date":"2026-09-01T11:40:34","date_gmt":"2026-09-01T11:40:34","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2271"},"modified":"2026-09-01T11:40:37","modified_gmt":"2026-09-01T11:40:37","slug":"puntland-oo-amar-dul-dhigtay-maamullada-degmooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2271","title":{"rendered":"Puntland oo Amar dul-dhigtay Maamullada Degmooyinka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Puntland Cabdi Xirsi Cali(Qarjab), ayaa amarro culus dul-dhigay maamullada degmooyinka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Amarradani ayuu dul-dhigay golayaasha degaanka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka kale duwan ee Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wareegto ka soo baxday xafiiska wasaaradda arrimaha gudaha ayaa lagu faray dhinacyada inay si buuxdo u dhaqan-geliyaan amarrada cusub si loo xaqiijiyo hufnaanta shaqo ee maamullada dowladaha hoose u hayaan bulshada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa la faray in aysan dalka ka bixi karin illaa ay fasax weydiistaan guddoomiyeyaasha gobollada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Isu-duwayaasha ayaa iyana la amray in sidaasi ay sameeyaan inta aysan bixin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xoghayeyaasha degmooyinka ayaa iyana la faray inay fasax weydiistaan duqa magaaladooda in aysan bixin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Geesta kale, wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa gebi ahaanba mamnuucday in kal-fadhiyada gollaha degaanka dib loo dhigo labo jeer oo isku xigta haddii aysan jirin sababo maan-gal ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxay tilmaamtay in golayaasha degaanku luminayaan xasaanaddooda haddii labo jeer oo isku xigta uu dib u dhac ku yimaado kalfadhigooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabo sharci iyo mid maamul ay ka qaadi doonto cid kasta oo aan u hoggaansamin ammarada cusub.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"725\" height=\"1024\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha-725x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2272\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha-725x1024.jpg 725w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha-212x300.jpg 212w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha-768x1085.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha-340x480.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha-450x636.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Puntland-gudaha.jpg 1019w\" sizes=\"(max-width: 725px) 100vw, 725px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax&nbsp; Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Puntland Cabdi Xirsi Cali(Qarjab), ayaa amarro culus dul-dhigay maamullada degmooyinka. Amarradani ayuu dul-dhigay golayaasha degaanka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka kale duwan ee Puntland. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasaaradda arrimaha gudaha ayaa lagu faray dhinacyada inay si buuxdo u dhaqan-geliyaan amarrada cusub si loo xaqiijiyo hufnaanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2273,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2271","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2274,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2271\/revisions\/2274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}