{"id":2339,"date":"2026-09-08T21:12:28","date_gmt":"2026-09-08T21:12:28","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2339"},"modified":"2026-09-08T21:42:55","modified_gmt":"2026-09-08T21:42:55","slug":"faahfaahinta-nabadoon-caan-ah-oo-lagu-dilay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2339","title":{"rendered":"Faahfaahinta: Nabadoon caan ah oo lagu dilay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu caawa dil ka dhacay gudaha magaaladaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dilkani oo loo geystay mid kamid ah waxgaradka magaalada ayaa ka dhacay jihada waqooyi ee Gaalkacyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dableey hubeysan ayaa goobtiisa shaqada ku dishay Allaha u naxariuistee Nabadoon Axmed Yuusuf Haamay kaddibna ka baxsatay goobta falka kaddib.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weerarka dilka oo si gaar ah uga dhacay suuqa Xero-Dayax waxaa gaaray ciidamada ammaanka ee Puntland kuwaasoo billaabay howlgallo amni.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamada ayaa wada howlgallo ay ku doonayaan inay ku soo qabtaan ciddii ka dambeysay falkani dilka ah, oo aan illaa hadda la xaqiijin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warar soo baxaya oo aan caddayn loo helin ayaa tilmaamaya in dilka uu daba socdo aano Qabiil, balse lama xaqiijin karo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maalmihii dambe magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacayay falal dilal ah oo sanado dhowr ah magaaladaasi ay ka nasatay marka loo eego xilliyo hore.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"714\" src=\"http:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Nabadoon-Axmed-Yuusuf-Haamay.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2347\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Nabadoon-Axmed-Yuusuf-Haamay.jpg 720w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Nabadoon-Axmed-Yuusuf-Haamay-300x298.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Nabadoon-Axmed-Yuusuf-Haamay-150x150.jpg 150w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Nabadoon-Axmed-Yuusuf-Haamay-340x337.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/Nabadoon-Axmed-Yuusuf-Haamay-450x446.jpg 450w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu caawa dil ka dhacay gudaha magaaladaasi. Dilkani oo loo geystay mid kamid ah waxgaradka magaalada ayaa ka dhacay jihada waqooyi ee Gaalkacyo. Dableey hubeysan ayaa goobtiisa shaqada ku dishay Allaha u naxariuistee Nabadoon Axmed Yuusuf Haamay kaddibna ka baxsatay goobta falka kaddib. Weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2340,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2339"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2348,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2339\/revisions\/2348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}