{"id":2392,"date":"2026-09-19T12:14:44","date_gmt":"2026-09-19T12:14:44","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2392"},"modified":"2026-09-19T12:14:48","modified_gmt":"2026-09-19T12:14:48","slug":"reer-guriceel-oo-si-weyn-u-soo-dhaweeyay-liibaan-axmed-xasan-ololaha-doorashada-galmudug-oo-xoogeysanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2392","title":{"rendered":"Reer Guriceel oo Si Weyn u Soo Dhaweeyay Liibaan Axmed Xasan, Ololaha Doorashada Galmudug oo Xoogeysanaya"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>GURICEEL, Galgaduud<\/strong> \u2013 Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay Musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada hoggaanka Galmudug, <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/profile.php?id=61558985327483\" data-type=\"link\" data-id=\"https:\/\/www.facebook.com\/profile.php?id=61558985327483\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><strong>Liibaan Axmed Xasan<\/strong>.<\/a><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Soo dhaweynta musharraxa ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada, siyaasiyiin, taageerayaasha JSP, dhalinyaro iyo arday, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinka iyo goobaha uu marayay wafdiga musharraxa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dadweyne badan ayaa muujiyay soo dhaweyn ballaaran, iyadoo magaalada laga dareemayay dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira ololaha doorashada Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Liibaan Axmed Xasan ayaa markale gaaray Guriceel, iyadoo booqashadan ay qeyb ka tahay socdaallada iyo kulamada uu musharraxu ka wado deegaannada Galmudug, si uu ula kulmo qeybaha kala duwan ee bulshada, ugana dhageysto aragtidooda iyo baahiyahooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Inta uu ku sugan yahay Guriceel, musharraxa ayaa la filayaa inuu kulamo gaar-gaar ah la yeesho qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ku jiraan waxgaradka, dhalinyarada, haweenka, siyaasiyiinta iyo taageerayaasha ololaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Liibaan Axmed Xasan ayaa bishii Juun 2026 loo ansixiyay inuu noqdo musharraxa rasmiga ah ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada hoggaanka Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, musharraxa ayaa horay u sheegay in qorshihiisa siyaasadeed uu xoogga saarayo arrimo ay ka mid yihiin dib-u-heshiisiinta, horumarinta Galmudug iyo xoojinta dowladnimada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Soo dhaweynta maanta ee Guriceel ayaa kusoo biireysa kulamo iyo booqashooyin siyaasadeed oo uu Liibaan Axmed Xasan ka sameynayay deegaannada Galmudug, iyadoo ololaha doorashadu uu weli yahay mid ka socda qaybo badan oo ka tirsan maamulka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"576\" src=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-1024x576.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2396\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-340x191.jpg 340w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n-450x253.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/800828193_122239132352299510_660054157587960141_n.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><figcaption class=\"wp-element-caption\">default<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" data-id=\"2397\" src=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2397\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-339x226.jpg 339w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/814575898_122239132610299510_423042509828397556_n-1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-2 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" data-id=\"2398\" src=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2398\" srcset=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-339x226.jpg 339w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1-450x300.jpg 450w, https:\/\/dayaxmedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/795415594_122239132526299510_5441153514636892547_n-1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>GURICEEL, Galgaduud \u2013 Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay Musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada hoggaanka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan. Soo dhaweynta musharraxa ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada, siyaasiyiin, taageerayaasha JSP, dhalinyaro iyo arday, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2394,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2399,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2392\/revisions\/2399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}