{"id":2404,"date":"2026-09-22T11:25:19","date_gmt":"2026-09-22T11:25:19","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2404"},"modified":"2026-09-22T11:25:23","modified_gmt":"2026-09-22T11:25:23","slug":"waqooyi-bari-oo-la-wareegtay-gaadiid-u-rarnaa-ganacsade","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2404","title":{"rendered":"Waqooyi Bari oo la wareegtay Gaadiid u rarnaa Ganacsade \u2026"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maamulka dhowaan ay dowladda FS ka yegleeshay magaalada Laascaanood ee &nbsp;Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqay in la xannibay gaadiid xamuul ah oo ka soo shiraacday dekedda Magaalada Berbera ee Somaliland, kuwaasoo soo maray waddada xiriirisa Laascaanood iyo Burco oo ka kala tirsan Sool iyo Togdheer.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hay\u2019adaha amniga ee Waqooyi Bari ayaa hoosta ka xariiqay in la la hakiyay gaadiidka iyo baddeecada saaran, waxaana xayiridda socdaalka gaadiidkani dheer in xabsiga loo taxaabay illaa sagaal ruux oo la sheegay in ay isugu jiraan Darawallo iyo Howl-wadeennada kale ee gaadiidkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gaadiidkani ayaa noqonaya kii ugu&nbsp; horreeyay ee isaga kala goosha Burco iyo Laascaanood tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalladii dhacay 2023-ka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xirnaanshiyaha laamiga ayaa yimid kaddib markii uu fariisimo ciidan ay ka dhigteen Somaliland iyo Waqooyi Bari.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gaadiidkaan oo badeecooyin kale duwan u sidey Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari ayaa la soo wariyay inuu soo dhaafay degaanka Sallinta Oog oo ah halka ay ku sugan yihiin ciidanka Somaliland, ka hor inta uusan soo gaarin Guumays oo ay ku sugan yihiin ciidanka Waqooyi Bari oo ugu dambayn gacanta ku dhigay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Il-wareedyo la hadlay shabakadda <strong>Dayax Media<\/strong> ayaa ku nuux-nuuxsaday in gaadiidkani oo muddo dhowr Isbuuc ah ku xayirnaa gudaha dekadda magaalada Berbera uu u rarnaa Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo ka soo jeeda magaalada Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Lama oga tallaabada ay xukuumadda Laascaanood ka qaadi doonto gaadiidkani iyo badeecadaha ganacsi ee saaran, lamana faahfaahin sababta ay u xayireen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka dhowaan ay dowladda FS ka yegleeshay magaalada Laascaanood ee &nbsp;Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqay in la xannibay gaadiid xamuul ah oo ka soo shiraacday dekedda Magaalada Berbera ee Somaliland, kuwaasoo soo maray waddada xiriirisa Laascaanood iyo Burco oo ka kala tirsan Sool iyo Togdheer. Hay\u2019adaha amniga ee Waqooyi Bari ayaa hoosta ka xariiqay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2405,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2406,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2404\/revisions\/2406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}