{"id":2407,"date":"2026-09-23T09:48:20","date_gmt":"2026-09-23T09:48:20","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2407"},"modified":"2026-09-23T09:48:23","modified_gmt":"2026-09-23T09:48:23","slug":"tplf-oo-xoog-kula-wareegtay-garoonka-diyaaradaha-mekelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2407","title":{"rendered":"TPLF oo xoog kula wareegtay Garoonka Diyaaradaha Mekelle"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xoogagga Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray ee loo soo gaabiyo (TPLF), ayaa dagaallo culus kaddib la wareegay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha Alula Aba Nega ee magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Il-wareedyo ku sugan magaalada ayaa u xaqiijiyay wakaaladda wararka AFP.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa ay sheegeen in ciidamo aad u badan oo Jabhadda TPLF ay isku fidiyeen waddooyinka waa weyn ee Mekelle.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale ciidamada ayaa baaritaanno ka billaabay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi muhiimka ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mid kamid ah shaqaalaha garoonka diyaaradaha Mekelle ayaa AFP u sheegay in markii ay shaqada u socdeen lagu wargeliyay in ciidamada Tigray ay garoonka qabsadeen, isla markaana maadaama aysan jirin duulimaadyo ay shaqaalihii dib ugu laabteen guryahooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ilo kale oo amni oo shisheeye ah kuna sugan Itoobiya ayaa sidoo kale xaqiijiyay xogta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ammaanka garoonka oo ay horay gacanta ugu hayeen ciidamada booliska dowladda federalka Itoobiya ayaa lagu arkay xoogagga TPLF, waxaana garoonka durba saameyn ku yeelatay isku-socodka hawada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Duullimaadyadii saaka oo u dhexeeyay Addis-Ababa iyo Mekelle ayaa la baajiyay, halka shirkadda Ethiopian Airlines ay sheegtay inay hakisay duulimaadyadii ku wajahnaa saddex garoon oo kala ah Mekelle, Shire iyo Axum \u2014 iyadoo sabab uga dhigtay xaaladda ka taagan gobolka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa maalmihii la soo dhaafay taagnaa iska horimaadyo iyo duqeymo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyadoo sidoo kale TPLF ay ku biirtay isbahaysi ay ku mideysan yihiin toddobo kooxood oo hubeysan oo kasoo horjeeda dowladda Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogagga Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray ee loo soo gaabiyo (TPLF), ayaa dagaallo culus kaddib la wareegay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha Alula Aba Nega ee magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray. Il-wareedyo ku sugan magaalada ayaa u xaqiijiyay wakaaladda wararka AFP. Waxaa ay sheegeen in ciidamo aad u badan oo Jabhadda TPLF ay isku fidiyeen waddooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2408,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2409,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2407\/revisions\/2409"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}