{"id":2423,"date":"2026-09-26T14:31:17","date_gmt":"2026-09-26T14:31:17","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2423"},"modified":"2026-09-26T14:31:21","modified_gmt":"2026-09-26T14:31:21","slug":"sidee-ayuu-u-dhacay-howlgalka-lagu-furtay-markabka-mtt-sibu1","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2423","title":{"rendered":"Sidee ayuu u dhacay Howlgalka lagu furtay Markabka MTT-SIBU1?"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Howlgal ka dhacay aagga xeebaha gobolka Mudug ayaa lagu soo furtay Markab lagu magacaabo MTT-SIBU 1 kaasoo gacanta ugu jiray koox Burcad Baddeed Soomaali ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warbaahinta Carabta ayaa baahiyay in rag u dhashay qabiil ka mid ah kuwa deggan dalka Ciraaq ay xoog ku soo furteen Markabkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ilo ammaan oo la hadlay <strong>Shabakadda Dayax Media<\/strong> ayaa xaqiijiyay in howlgalka gaarka ah ee lagu soo furtay Markabka MTT-SIBU 1 ay qeyb ka ahaayeen ciidamo baabulan oo u shaqeynayay shirkadda iska lahayd Markabka kuwaasoo ku gacan siiyay Ciidanka Badda Puntland howlgalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">PMPF ayaa sheegtay in ragga Markabkani heystay ay tiradooda ahayd 47 ruux islamarkaana intii howlgalka uu socday uu dhintay hal nin, halka 46 oo 5 kamid ah ay dhaawac tahay ay gacanta ku dhigeen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muuqaallo ay baahiyeen ilo Ciraaqi ah ayaa waxaa ka soo muuqday Markabka MMT-SIBU 1 iyo kooxdii afduubka u heysatay oo gacanta lagu dhigay iyo ciidamo ka tirsan kuwa badda Puntland ee PMPF oo goobta ku wada sugan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Su\u2019aallaha ay durba dhaliyeen muuqaalladaasi waxaa kamid ah cidda hoggaaminaysay howlgalka iyo doorka mid kasta oo kamid ah labada dhinac.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">PMPF oo war soo saartay ayaa guulo ka sheegatay howlgalka, iyadoo hoosta ka xariiqday in xeebaha Puntland aysan u oggalaan doonin Burcad Badeedda in ay ku afduubtaan Maraakiibta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhowaan Markab shixnad u siday dowladda Turkiga ayaa koox afduub u heysatay ay sii deysay kaddib markii la siiyay 2.5 Malyan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weerarrada Burcad Badeedda Soomaalida ayaa kor u kacay labadii sano ee la soo dhaafay iyagoo afduubay dhowr Markab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgal ka dhacay aagga xeebaha gobolka Mudug ayaa lagu soo furtay Markab lagu magacaabo MTT-SIBU 1 kaasoo gacanta ugu jiray koox Burcad Baddeed Soomaali ah. Warbaahinta Carabta ayaa baahiyay in rag u dhashay qabiil ka mid ah kuwa deggan dalka Ciraaq ay xoog ku soo furteen Markabkaasi. Ilo ammaan oo la hadlay Shabakadda Dayax Media [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2424,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2425,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2423\/revisions\/2425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}