{"id":2453,"date":"2026-09-27T09:28:37","date_gmt":"2026-09-27T09:28:37","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2453"},"modified":"2026-09-27T09:28:40","modified_gmt":"2026-09-27T09:28:40","slug":"degdeg-maxaabiistii-burcad-badeedda-oo-baxsatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2453","title":{"rendered":"DEGDEG: Maxaabiistii Burcad-Badeedda oo baxsatay"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay shabakadda <strong>Dayax Media<\/strong> ayaa tilmaamaya in xabsiga ay ka baxsadeen tobaneeyo Burcad Baddeed ah oo lagu qabtay howlgal ka dhacay gudaha Badda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Howlgalka oo ka dhacay aagga xeebaha gobolka Mudug ayaa lagu soo furtay Markabka <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2423\"><strong>MMT-SIBU 1<\/strong> <\/a>waxaana lagu soo qabtay 46 Burcad Baddeed ah iyadoo intii uu weerarka socday uu ku dhintay hal nin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ku dhowaad 20 Maxbuus oo kamid ah Burcad Badeedda ayaa xalay ka baxsaday gacanta ciidanka Badda Puntland ee PMPF.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">46-ka oo qeyb kamid ah ay baxsatay ayaa waxaa inta gacanta ciidanka ku jirta kamid ah shan xubnood oo qaba dhaawacyo kale duwan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maxaabiista oo gaadiid lagaga soo qaaday xeebta Garacad ayaa loo sii waday magaalada Garoowe, waxaana baxsashada ay dhacday iyagoo maraya degaan la yiraahdo Shakaal oo hoostaga degmada Jarriiban.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maxaabiista baxsatay ayaa labo kamid ah waxay kamid ahaayeen Burcad Badeeddii dhowaan ka degay Markabkii LUTUF, kaddib markii la siiyay lacag madax-furasho.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markab ka <a href=\"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2230\">LUTUF<\/a> oo shixnad u siday dowladda Turkiga ayaa koox afduub u heysatay ay sii deysay kaddib markii la siiyay 2.5 Malyan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weerarrada Burcad Badeedda Soomaalida ayaa kor u kacay labadii sano ee la soo dhaafay iyagoo afduubay dhowr Markab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay shabakadda Dayax Media ayaa tilmaamaya in xabsiga ay ka baxsadeen tobaneeyo Burcad Baddeed ah oo lagu qabtay howlgal ka dhacay gudaha Badda. Howlgalka oo ka dhacay aagga xeebaha gobolka Mudug ayaa lagu soo furtay Markabka MMT-SIBU 1 waxaana lagu soo qabtay 46 Burcad Baddeed ah iyadoo intii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2453","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2454,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2453\/revisions\/2454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}