{"id":2455,"date":"2026-09-27T09:42:04","date_gmt":"2026-09-27T09:42:04","guid":{"rendered":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2455"},"modified":"2026-09-27T09:42:06","modified_gmt":"2026-09-27T09:42:06","slug":"fiqi-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-siyaasiyiinta-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/dayaxmedia.com\/?p=2455","title":{"rendered":"Fiqi oo weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Mucaaradka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Mucaaradka ah, xilli weli dalka uu marayo xaalado qalafsan oo ka dhashay dib u dhaca doorashooyinka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane Fiqi ayaa uga digay siyaasiyiinta in ay abaabul ciidan iyo falal wax u dhimaya amniga Muqdisho ku kacaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu tilmaamay in dowladdu aysan u dulqaadan doonin cid kasta oo gacan ka geysata waxyeelleynta iyo suurad-xumeynta amniga caasimadda Muqdisho.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiir Fiqi ayaa si gaar ah uga digay siyaasiyiinta Mucaaradka ah in ay ka fogaadaan abaabulka malleeshiyaad wax uu ugu yeeray.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cHaddii ay baabulaan malleeshiyaad nimanka Mucaaradka ah gacan bir ah ha lagu qabto\u201d ayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa u uku nuux-nuuxsaday in amniga uu mid qiimo weyn ugu fadhiya umadda gaar ahaanna dowladda ay ku bixisay naf iyo dhaqaale badan sidii loo xaqiijin lahaa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201c4 Malyan oo si fudud lagu soo qaadato ayaa la rabaa in lagu dhimo amniga oo walaalo qaali ah aynu weynay, yaan loo naxariisan cid kasta oo isku dayda in ay waxyeelleyso amniga\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiir Fiqi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Weli waxaa taagan hubanti la\u2019aanta ka dhalatay doorashada dalka oo dib u dhac uu ku yimid, kaddib markii Madaxtooyada Soomaaliya ay ku adkeysatay ku dhaqanka dastuurka aan taageerada heysan ee dhowaan la sheegay in wax ka beddal lagu sameeyay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Dayax Media Network<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Galmudug, Somalia<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Mucaaradka ah, xilli weli dalka uu marayo xaalado qalafsan oo ka dhashay dib u dhaca doorashooyinka. Mudane Fiqi ayaa uga digay siyaasiyiinta in ay abaabul ciidan iyo falal wax u dhimaya amniga Muqdisho ku kacaan. Waxaa uu tilmaamay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2456,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"footnotes":""},"categories":[8],"tags":[],"class_list":["post-2455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-gudaha"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2457,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2455\/revisions\/2457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/dayaxmedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}