Daawo Go’aanka Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashadii Galmudug
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ka soo saartay murankii ka dhashay doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Galmudug, iyadoo laashay natiijadii...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ka soo saartay murankii ka dhashay doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Galmudug, iyadoo laashay natiijadii doorashadii dhawaan ka dhacday dowlad-goboleedka Galmudug.



No Comment! Be the first one.