Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba iyadoo ay jirto in…
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Buurhabaka ee gobolka Baay, ciidamada Itoobiya ayaa isaga guuray guud ahaan degmadaasi. Ilo amni ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya ay u guureen dhanka...
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Buurhabaka ee gobolka Baay, ciidamada Itoobiya ayaa isaga guuray guud ahaan degmadaasi.
Ilo amni ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya ay u guureen dhanka magaalada Baydhabo iyagoo ku baxay wadada xiriirisa Buurhakaba iyo Baydhabo.
Wararka ayaa sheegaya in maamulkii iyo saraakiishii ammaanka ay horey u raaceen ciidamada Itoobiya ee Baydhabo u guuray.
Shacabka degmada ayaa durba ay soo wajahday xaalad cabsi ah oo ku saabsan ammaanka.
Meelo kamid ah waddada isku xirta Afgooye iyo Baydhabo ayaa wararku sheegayaan in laga dayrinayo xaaladdooda amni.
Maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe weli kama aysan hadlin xaaladdani ka soo cusboonaatay Buurhabaka.
Dayax Media Network
Galmudug, Somalia



No Comment! Be the first one.