MW Puntland oo safar ku maraya degaanno ka tirsan Gobolka Mudug
Madaxweynaha Puntland oo maalmihii dambe safar ku joogay magaalada Gaalkacyo, ayaa safar dhanka dhulka ah oo uu uga baxay magaaladaasi wuxuu ku tegay degaanno dhowr ah. Madaxweynaha iyo wafdiga uu...
Madaxweynaha Puntland oo maalmihii dambe safar ku joogay magaalada Gaalkacyo, ayaa safar dhanka dhulka ah oo uu uga baxay magaaladaasi wuxuu ku tegay degaanno dhowr ah.
Madaxweynaha iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray degaanno ay kamid yihiin Saban-sabdho iyo Gacno-fale oo ka tirsan gobolka Mudug.
Bulshada degaannadaasi ayaa madaxweyne Deni u soo sameeyay soo dhoweyn.
Waxaa bulshada degaannadaasi uu kala hadlay baahiyaha degaanka ee ka jira halkaasi.
Deni oo waayadii dambe khilaaf siyaasi ah uu kala dhaxeeyay dowladda FS ayaa wada dadaallo ku saabsan taageero gudaha Puntland ah uu helo.






Dayax Media Network
Galmudug, Somalia



No Comment! Be the first one.